faag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)1. Dhul iyadoo aan hoos loo dheereyn qodid. 2. Geed, koor iwm laga qorayo qaabayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faag ↴
faagad [m.l]
ld faagasho. faagasho
faagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faago. ld faagad. faagad, faago
faagid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faag. faag
faago [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. (f.g) Dibi jixinaya raaf dhul ku jiidid. 2. (f.g) Dhul hoos u qodid. 3. (f.mg) Ka f.: in yar ka
fogaasho.
dhafaag [m.l]
Budo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg