faajafaajo
(m.dh)Qof ladan isaga oo aan dan lahayn tago meelo kala duwan, ama waxaan muhim ahayn lacag ku kharajgarayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faajafaajo ↴
faajafajood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg faajafaajoo. faajafaajoo
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg