faajafajoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)Qof ladan oo waxan muhim ahayn lacag badan ku kharajgarayn, xarrago ama faakihaysi dartii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faajafajoo ↴
faajafajood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg faajafaajoo. faajafaajoo
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg