faajir
(m.l) (-riin/-rro, m.dh)Nin wax diintu xaaraantimaysay sameeya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faajir ↴
faajirad [m.dh]
Naag wax diinta xaaraantimaysay samaysa.
faajirnimo [m.dh]
Faajir ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg