faalallow
(m.l) (-wyo, m.dh)1. Nin faalka yaqaan. 2. Sixirrow. ld faalshow, faashow. Sixirrow, faalshow, faashow
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faalallow ↴
faalshow [m.l]
ld faalallow. faalallow
faashow [m.l]
ld faalallow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg