faalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

ld falan². falan

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faalan

qafaalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la qafaalay ahaansho.

faal [m.l]
Farsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm oo lagu mala'awaalo wax dhacay ama dhici doona.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg