faali
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Faal dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faali ↴
faalig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Si aan nidaamsanayn wax u feteshid. 2. Si aan nidaamsanayn wax u cunid. ld faalug. faalug
faaligid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faalig. ld faalugid. faalig, faalugid
faalij [m.l]
eeg Xubnaqalal. xubnaqalal
faalikad [m.dh] (-do, m.l)
Jirrid geed weyn oo go'an oo dhismo loogu talaggalay.
faalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faali. ld faalis. faali, faalis
faalis [m.l]
ld faalin. faalin
faaliye [m.l] (-yayaal m.l/dh)
Faallalow. faallalow, faalallow, faalshow
faalug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld faalig. faalig
faalugid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld faaligid. faaligid
faa [m.dh (c.nafl.)]
Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.