faalin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg faali. ld faalis. faali, faalis
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faalin ↴
faalis [m.l]
ld faalin. faalin
aleelatuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Aleel ku faalin (haween).
curraafee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-feeyay, -feysay)
Xiddiga ka faalin. ld curraafi, currafee, currafi.
jafaalin [m.f.dh]
eeg jafaali. ld jafaalis.
maryamee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -maysay)
Kuul ka faalin, wax dhici doona wax ka sheegid.
xiddigi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Xiddigo ka faalin.
faal [m.l]
Farsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm oo lagu mala'awaalo wax dhacay ama dhici doona.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg