faanfaanid
(m.f.dh)

eeg faanfaan². ld faanfaan¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faanfaanid

faanfaan [m.l]
1. Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano. 2. ld faan- faanid.

faanfaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Fal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg