faaqid
(m.l)

ld faaqidid.

faaqid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Shay dhumay oo la raadinayo wax kale ka dhex baarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaqid

dulufaaqid [m.f.dh]
eeg dulufaaq.

faaqidaad [m.dh]
1. Faallo. 2. ld faaqidid.

faaqidid [m.f.dh]
eeg faaqid². ld faaqid¹, faaqidaad (2).

lifaaqid [m.f.dh]
eeg lifaaq³.

rafaaqid [m.dh]
ld rafaajin.

rifaaqid [m.dh]
ld rafaajin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg