faaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld faran².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaran

faaranhayt [m.l]
(fiis.) Qiyaasta heerkulka ee uu keenay fisigisyahan Jarmal ah oo la yiraahdo Gabriyeel Faaranahyt (1686 - 1736) waxaana looga isticmaalaa waddama Ingiriisiga ku hadla. Barta barafowga iyo tan karka ee biyuhu waxay kala yihiin 32 iyo 212 sida ay u kala horreeyaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg