faaraxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld faraxsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaraxsan

faaraxsanaan [m.dh]
ld faraxsanaan.

faaraxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faraxsanaan.

faraxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.

faraxsanaan [m.f.dh]
eeg faraxsan. ld faaraxsanaan, faaraxsanaansho, farax- sanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg