faaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)ld faro¹ (1).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaro ↴
faarofaare [m.l]
Ceel roobku biyeeyo, marka xareeddu dhammaatana la qodo oo maaxda.
faaroobid [m.f.dh]
eeg faarow.
faarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-roobay, -rowday; -roobi)
Caano, dawo iwm faar yeelasho.
istiqfaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Istiqfaar samayn.
kafaaro [m.dh]
(dii.) Wax Ilaah dartii loo sameeyo ama loo baxsho sida soon, sadaqo iwm oo gef ama dembi la falay daboola.
safaaro [m.dh]
ld safaarad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg