faarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la faariyey ahaansho (caano).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faarsan

dhakafaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.

dhakafaarsanaan [m.f.dh]
eeg dhakafaarsan. ld dhakafaarsanaansho, dheg-kafaarsanaan, dheg-kafaa.

dhakafaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhakafaar- sanaan.

dheg-kafaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dhakafaarsan.

dheg-kafaarsanaan [m.dh]
ld dhakafaarsanaan.

dheg-kafaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhakafaarsanaan.

dhekafaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dhakafaarsan.

dhekafaarsanaan [m.dh]
ld dhakafaarsanaan.

dhekafaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhakafaar- sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg