faaruqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Weel wax ku jira ka marin. 2. Meel wax yaalliin ka marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaruqi

faaruqid [m.f.dh]
eeg faaruq².

faaruqin [m.f.dh]
eeg faaruqi. ld faaruqis.

faaruqis [m.l]
ld faaruqin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg