fajaas
(m.l)

1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm. 2. ld fajaasid. ld fujaas¹.

fajaas
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)

Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fajaas

fajaasid [m.f.dh]
eeg fajaas². ld fajaas¹ (2), fujaas¹, fujaasid.

fujaas [m.l]
ld fajaas¹.

fujaas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
ld fajaas².

fujaasid [m.dh]
ld fajaasid.

ilfajaas [m.l]
(daaw.) Cudur indhaha barariya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg