fangaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fangaran ↴
fangarnaan [m.f.dh]
eeg fangaran. ld fangarnaansho.
fongoran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax la fongoray ahaansho. 2. ld fangaran. Wax cad ka maqanyahay ahaansho.
fangar [m.dh]
Meel wax ka go'ay daloolka ay yeelato. ld fongor¹ (3).
fangar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax dalool u yeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg