gaabbaguul
(m.l)

U habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.

gaabbaguul
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-uulay, -uushay)

Meel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaabbaguul

gaabbaguulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaabbaguul². gaabbaguul

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg