gaabnaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg gaaban. ld gaabnaansho, gaabni. gaaban, gaabnaansho, gaabni

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaabnaan

gaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaabnaan. gaabnaan

gaabni [m.dh]
ld gaabnaan. gaabnaan

maangaabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maangaaban. ld maangaabnaansho.

maangaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maangaabnaan.

fiiraggaabnaan [m.f.dh]
eeg fiiraggaaban. ld fiiraggaabi, fiiraggaabnaansho, fiirag-gaabni.

fiiraggaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fiiraggaab- naan.

mongolisam [Magac Lab | Noun Masculine]
(daaw.) Nooc dhimanaasho garaad oo lagu dhasho, waxaana keena isbeddel ku dhaca koromosoomka lam. 21 oo noqda (3) saddex koromosoom meeshi laga rabey (2) labo. Astaamaha ugu waaweeyn: indhaha oo si dadban u jeexan sida dadka reer Mongooliya oo magaca cudurka laga soo xigtay, madax wareeg ah, kamas aad u muuqata calaacallo aan caadi ahayn, sida xarriiq keliya oo calaacasha dhexmareysa, gaabnaan, laalaab maqaareed, dhego yar-yar oo wareeg ah, carrab kala jeexan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg