gaabni
(m.dh)ld gaabnaan. gaabnaan
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaabni ↴
gaabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaaban. ld gaabnaansho, gaabni. gaaban, gaabnaansho, gaabni
maangaabnimo [m.dh]
ld maangaabi.
fiiradarro [m.dh]
Caqli gaabni, fahmayaro.
fiiraggaabni [m.dh]
ld fiiraggaabnaan.
maraarnimo [m.dh]
(daaw.) Xaalad cudureed oo ka timaada ayadoo lagu dhasho shaqi yari qanjirdhiiqa taayroyd. Astaamaha ahaan: gaabni, caqli dhimanaan, muuqaalka wajiga oo gaar ah.
shaxgaabnimo [m.dh]
Qof aan si fiican u garanayn shaxda ahaansho.
gaab [m.l]
Qof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg