gaabso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)

1. (f.g) Wax dheer, wax gaaban ka dhigasho. 2. (f.mg) Codka gaabso: cod hoos u dhigid. 3. (f.mg) Ka gaabso: wax ka tanaasulid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaabso

gaabsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaabso. ld gaabsad. gaabso, gaabsad

gabbalgaabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ku g.: ilaa waqtiga go qorraxdu dhicidda ku dhowaato meel ku sugnaansho.

gaab [m.l]
Qof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg