gaadaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u kicin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaadaami ↴
gaadaamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadaan². gaadaan
gaadaamin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadaami. ld gaadaamis. gaadaami, gaadaamis
gaadaamis [m.l]
ld gaadaamin. gaadaamin
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg