gaado
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-atay, -adatay)Wax si gaar ah u qiimeyn.
gaado
(m.l)Asluub; dhaqan. asluub, dhaqan
gaado
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-atay, -adatay)Wax gaadmo ku dilid ama ku qabasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaado ↴
gaadasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaado². gaado
gaadoowe [m.l]
Kalluun xeebta aan ka fogaan oo leh diillimo dheerer ahaan ugu mardimaysan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg