gaafammeer
(m.l)ld gaafmeerid. gaafmeerid
gaafammeer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld gaafmeer². gaafmeer
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaafammeer ↴
gaafammeerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld gaafmeerid. gaafmeerid
gaafmeer [m.l]
1. Socodka uu qof sameeyo isaga oo iska ilaalinayo in ay cidi aragto; kormeer; afmeer. 2. ld gaafmeerid. ld gaafammeer¹, gaafwareeg¹. kormeer, afmeer, gaafmeerid. gaafammeer, gaafwareeg
gaafmeer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Meel cidla ah socosho iyada oo layska ilaalinayo dad; kormeerid; afmeerid. ld gaafammeer², gaafwareeg². kormeerid, afmeerid, gaafammeer, gaafwareeg
gaafmeerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaafmeer². ld gaafammeer¹, gaafammeerid, gaafmeer¹ (2), gaafwa gaafammeer, gaafammeerid, gaafmeer
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg