gaafan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)

1. Wax diyaar ah ahaansho. 2. Midab gaar ah yeelasho (neef geel ah).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaafan

gaafnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaafan. ld gaafa-naansho. gaafan, gaafa-naansho

gaaf [m.l] (-faf, m.l)
1. Xaflad loo sameeyo labada is aroosay maalinta ay toddoba baxayaan. 2. Dhisme ku meelgaar ah. 3. Kaltan. 4. Dad shir u fadhiya looga arrinsanayo xaajo waxku'ool ah. 5. Hareer. 6. Dibad. 7. Meesha gorayada ku dhasho. 8. Midab geelu yeesho oo madow xigeen ah.

gaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Wax ka dheeraan iyada oo muujinaya diidmo iyo nicitaan (nafley).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg