gaafwareegid
(m.dh)

eeg gaafwareeg². ld gaafmeerid. gaafwareeg, gaafmeerid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaafwareegid

gaafwareeg [m.l]
1. ld gaafmeerid. 2. Cidlada oo lagu ambado.

gaafwareeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. ld gaafmeer 2. Ku g.: meel ku agwareegid. 2. Cidla wareegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg