gaahi
(m.dh)

Meel aan naq lahayn, oomanana ah oo aan cidi joogin. ld gahayr¹ (4). gahayr

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaahi

gaahiir [m.dh]
ld Gaahi; gahayr. gaahi, gahayr

gaahiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Gahayr noqosho (miro).

gaahiirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaahiir². gaahiir

gahayr [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. ld gaahiir 1. Miro aan bislaan, curdannimadiina dhaafay. 2. G. ah: gabar inannimmo ku weynaatay. 3. Wax aan jilicsanayn; adag. 4. ld gaahi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg