gaalliso
(m.dh)Nooc ciyaaraha lagu jaameeyo ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaalliso ↴
gaalli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax aayar u wadid. 2. Wax yarayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg