gaannan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax xoog badan yeeshay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaannan

gaannanaan [m.f.dh]
eeg gaannan. ld gaannanaansho.

gaannanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gannaanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg