gaatan
(m.l)

1. Socod dhukis ah oo wax lagu gaadayo (nafley). 2. ld gaatamid.

gaatan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Dhukin iyada oo wax la gaadayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaatan

gaatamid [m.f.dh]
eeg gaatan². ld gaatan¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg