gedmo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maday, -matay)

Tiro, xisaab iwm khaldami.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gedmo

gedmasho [m.f.dh]
eeg gedmo. ld gedme.

ged [m.dh] (-do, m.l)
1. Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad. 2. G.diisa: caadadiis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg