haa
(qr.)ld haah. haah
Keyboard Maxaa lagu dhahaa Af Soomaali?*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Haadsan*
1-Kala miirad oo inta wanaagsan laharid 2-kala haadin eray loo adeegsado marka badarka loo kala saarayo budo iyo buunshe ama jariir iyo buunshe
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Aaladqoro
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haa ↴
aabbur [m.l] (-rro, m.dh)
Weel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afka lagaga xiro.
aabbur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dhiil, haan iwm weel yar oo wax lagu shuban karo afka kaga xirid.
aabburan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay., -rantay, -rmi)
Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho.
Tus. “Weelku waa aabburmay”.
aabburan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Dhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho. Tus. “Weelku waa aabburanyahay”.
aagaan [m.l] (-nno, m.l/dh)
Weel yar oo wax lagu shuban karo oo haamaha lagu aabburo.
haabad [m.l]
ld haabasho. haabasho
haabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haabo. ld haabad. haabad, haabo
haabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Wax in yar durugsan gacan ku laacid.
haaco [m.l]
Qof aad u garaad yar; qof macangag
ah.
h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta
soomaaliga, ahna shibbane.