haad-haad
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Fudfudayd xagga dabeecadda ah.

haad-haad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Fudfudayd muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haad-haad

haad-haadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haad-haad². haad-haad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg