haad-ka-adag
(m.dh)

Shimbir galleyrka u eg oo madax weyn, majo guduudan iyo ciddiyo dhaadheer leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haad-ka-adag

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg