haadi
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. Badar la tumay buunshe ka saarid. 2. Haad cayrin. 3. Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati. haati

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haadi

haad-haadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haad-haad². haad-haad

haadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haad³. ld haadis². haadis, haad

haadis [m.dh]
ld haadid. haadid

haadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haadi. ld haadis¹, haatin. haadis, haatin, haadi

haadis [m.l]
ld haadin. haadin

haati [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld haadi. haadi

haatin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld haadin. haadin

xaarin [m.l] (-nno/-immo, m.dh)
Weel, fidsan, godan, wareegsan oo badanaa caw ka samay-san oo badarka lagu haadiyo ama lagu kala saaro.

aynshaadid [m.f.dh]
eeg aynshaad².

haa [qr.]
ld haah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg