haadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg haad³. ld haadis². haadis, haad
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haadid ↴
haad-haadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haad-haad². haad-haad
haadis [m.dh]
ld haadid. haadid
aynshaadid [m.f.dh]
eeg aynshaad².
damaashaadid [m.f.dh]
eeg damaashaad².
dhaadid [m.f.dh]
eeg dhaad². ld dhaadis, dhaagid.
dhaadid [m.dh]
ld dhaagid.
fasahaadid [m.f.dh]
eeg fasahaad².
ijtihaadid [m.f.dh]
eeg ijtihaad².
inshaadid [m.f.dh]
eeg inshaad².
haad [m.dh] (-dad, m.l)
Baylah, goldaloolo.
haad [m.l]
1. Buunshe. 2. H. ah: qof fudfudud.
3. Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
haad [(haad, m.dh)] m.l
Nafleyda inta duusha oo baalka leh.
haad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax baalal leh dhul kor uga kicid. 2. Ka h.: naf, qof ka bixid. Tus. “Cali way ka haadday”.