haadis
(m.dh)ld haadid. haadid
haadis
(m.l)ld haadin. haadin
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haadis ↴
haadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haad³. ld haadis². haadis, haad
haadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haadi. ld haadis¹, haatin. haadis, haatin, haadi
dhaadis [m.dh]
ld dhaadid.
fasahaadis [m.l]
ld fasahaadin.
gacanhaadis [m.l]
ld gacanhaadin.
guhaadis [m.l]
ld guhaadin.
sumalhaadis [m.l]
ld sumalhaadin.
haad [m.dh] (-dad, m.l)
Baylah, goldaloolo.
haad [m.l]
1. Buunshe. 2. H. ah: qof fudfudud.
3. Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
haad [(haad, m.dh)] m.l
Nafleyda inta duusha oo baalka leh.
haad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax baalal leh dhul kor uga kicid. 2. Ka h.: naf, qof ka bixid. Tus. “Cali way ka haadday”.