haadso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Cid dhibaato haysata darteed uga faa'i ideysasho.

haadso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Badar buunsho ka saarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haadso

haadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haadso. haadso

gelmihaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Gelmiga iyo takarta iyo qaniinka kale iska eryi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg