haah
(qr)Qurub tilmaama oggolaansho ama wax ku raacid. ld haa, haaheeyo, hahey. haa, haaheeyo, hahey
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haah ↴
haa [qr.]
ld haah. haah
haaheeyarraac [m.l] (-cyo, m.dh)
Qof wixii loo sheego rumaysta.
haaheeyo [qr]
ld haah. haah
haahey [qr]
ld haa. haa
bahaahin [m.l]
1. (u) Xoolo la dhaqdo. 2. Qof aan caqli badan lahayn. ld bahaa'in, bahaayin.
faytamiin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-no, m.dh)
(baay.) Mid ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noolayaashu uga haahanyihiin xaddi yar si ay cafimaadkooda u sugaan. ld fitamiin
shaah [m.l]
1. Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika. 2. Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo. 3. Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.
shaah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
Shaah cabbid.
shaahi [m.l]
ld shaah¹.