haajirid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg haajir². ld haajir¹ (2), haayir¹ (3), haayirid. haajir, haayir, haayirid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haajirid ↴
haajir [m.l]
1. Qof dal durugsan aadaya. 2. ld haajirid. ld haayir¹ (3). haajirid, haayir
dalaaw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aabay, -awday)
Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw².
haayir [m.l] (-rro, m.l/dh)
1. Col weyn oo hubaysan. 2. Libaax badeed weyn oo dadka cuna. 3. ld haajirid.
haayirid [m.dh]
ld haajirid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg