haalaati
(m.l)

Dareenka ku dhasha qof marka uu waayo wax uu caadeystey, sida sigaarka iwm; xaraarad; hamuun. ld halaati, halalaati. xaraarad, hamuun, halaati, halalaati

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haalaati

halaati [m.l]
ld haalaati.

halalaati [m.l]
ld haalaati.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg