haasaawe
(m.l)

1. Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta. 2. Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haasaawe

haasaawayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haasaawee. ld haasaawin. haasaawee, haasaawin

haasaawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -waysay)
1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi. haasaawi

haasaawi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld haasaawee. haasaawee

haasaawin [m.dh]
ld haasaaweyn. haasaaweyn

haasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-saaway,-saawday;-saawi)
La h.: haasaawe samayn.

jalbeeb [m.dh]
Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg