haasaawee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-weeyay, -waysay)

1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi. haasaawi

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haasaawee

haasaawayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haasaawee. ld haasaawin. haasaawee, haasaawin

haasaawi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld haasaawee. haasaawee

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg