haash
(m.l) (-shash, m.l)

1. Sigaar la cabbay inta ugu dambaysa; gumud. 2. ld qaash. gumud, qaash

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haash

haashaar [m.l]
Muuqaal qurux iyo xarrago leh; shoob, mardaadi. shoob, mardaadi

qaash [m.l]
1. (-shash, m.l) Jaadadka warmaha dhaadheer nooc ka mid ah. 2. Finan yaryar oo wajiga dadka ka soo yaaca waqtiga kuleelaha. 3. ld haash.

bashaash [m.l] (-shyo, m.dh)
B. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.

bashaashad [m.dh] (-do, m.l)
B. ah: qof haween ah, bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.

bashaashnimo [m.dh]
Bashaash ahaansho.

carshaashayn [m.f.dh]
eeg carshaashee. ld carshacarshayn.

carshaashee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -shaysay)
Hawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.

carshaasho [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. (ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo. 2. Timir aan aad u bislaan.

dhaashad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dhaasho. ld dhaashi.

haa [qr.]
ld haah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg