haatan
(Falkaab | Adverb)Hadda tan la joogo; amminka, hadda. amminka, hadda
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haatan ↴
xaadir [m.l]
1. Meel joogid (qof); jooge.
2. Haatan. jooge, haatan
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg