haatif
(m.l)

Wax hadalkooda la maqlo oo aan muuqan. ld haatuf. haatuf

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haatif ↴

haatuf [m.l]
ld haatif. haatif

markhaatifur [m.l]
1. Wax caddeeya dhacdo. 2. ld markhaatifurid.

markhaatifur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof dhacdo uu goobjoog ka ahaa sheegid.

markhaatifurid [m.f.dh]
eeg markhaatifur². ld markhaatifur¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg