haawis
(m.l)

1. Hardaf dheer. 2. ld haawin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haawis ↴

haawin [m.f.dh]
eeg haawi. ld haawis.

dhaawis [m.dh]
ld dhaawid.

khaawis [m.l]
Fiirada qof meel daloosha laga fiiriyo isaga oo aan ogeyn.

khaawis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Iyadoo aan ogeyn cid meel daloosha ka firiin.

khaawisid [m.f.dh]
eeg khaawis².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg