haawiya
(m.dh)

Naar ka mid ah toddobada naarood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haawiya

haawi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Weel af bannaan dabayl u dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg