haawo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-waday, -watay)

1. Weel af bannaan dabayl qaadasho. 2. Si qarsoodi la'aan ah wax u sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haawo

haawasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haawo. ld haawad. haawo, haawad

dhaawo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-wday, -watay)
1. Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.

haa [qr.]
ld haah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg