habaabid
(m.f.dh)

eeg habow². ld habow¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habaabid

cadceedso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Galab dhanka qorraxdu jirto aadid. 2. Diinkabixid; gaaloobid. 3. Jid ama meel ka habaabid.

dhaqanhabaabid [m.f.dh]
eeg dhaqanhabow². ld dhaqanhabow¹ (2).

habow [m.l]
1. Dhumidda laga dhumo jidka toosan. 2. ld haabab. H. ah: qof jidkii toosnaa ka dhumay. 3. H. ah: dad cayr la dalaabay. 4. ld habaabid.

ilduuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Hogaan loo baahnayn ka guurid, ka qaadid ama degid. 2. Jidkii loo baahnaa ka habaabid.

khatif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Marin ka habaabid. ld khaddif².

murguco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
1. Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin. 2. Ka m.: arrin sidii loo rabay ka marin habaabid. Tus. “Arrintii cali waa ka murgucatay”. ld murgaco, murkuco².

habaab [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-byo, m.dh)
H. ah: dabinkabood; lumid. ld habow¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg